Siyaasada Deegaanka Soomaalida Iyo Itoobiyo Waxaa Fursad U Heli Kara Qof Leh Dabcigan?.

 Siyaasada Deegaanka Soomaalida Iyo Itoobiyo Waxaa Fursad U Heli Kara Qof Leh Dabcigan?.

1. Nin Dantii garad ah oo sacabka iyo alalaaska aad u yaqaan.
2. Nin kolba ninka Hogaanka haya adaa saxanta hoos wada oon khaladba arag.
3. Nin tallo iyo tilmaan aan midna keeni karaynin xitaa haduu PHD wato.
Hadii aadan dabeecadahaa lahayn iskaga haajir oo carabta u tahriib ama Tabliiqa iska raac facebookna haba isticmaalin hadii kale dhiig bur kaadi macaan aad u dhiman
Shardi afraad baa jira oo ku xidhan kolba gobolka aad ka soo jeedo.
4. Haduu reer qoraxay yahay waa inuu caqli yaryahay cirtana waynyahay.
5. Haduu reer jarar yahay waa inuu madisho ma noolayso yahay hadana miskiin seefle ah .
6. Haduu reer Doolo yahay waa inuu Nacamle yahay.
7. Haduu reer Goday yahay waa inuu Hanyaryahay.
8. Haduu reer afdheer yahay waa inuu fahmo liito.
9. Haduu reer liibaan (Dawo) yahay waa inuu Cirwayn yahay cuqdad leeyahay.
10. Haduu reer Nogbeed (erer) yahay waa inuuna Aakharo iyo Aduun midna kala garanaynin.
11. Haduu reer shiniile yahay waa inuu Dilaal yahay.
12. Haduu Reer faafan yahay waa inuuna in taasoo dhan midna ahayn.
kama wada waxbahayahay.
Hadaadan 4taa shardi buuxin karin agaasim daaye dhul xaaq baadan u qalmin. saaxiibayaal.

Aarbanaan Dagay

Bahda Mareegta Maqaalmaal
13/01/2023



Comments

Popular posts from this blog

Beelaha Ay U Dhasheen Fanaaniinta Soomaaliyeed.

History of Isak Clan.

Beesha Subeer Awal Waa Reerkii Aasaasay Ururkii Waddaniga Soomaaloiyeed ee SNM.

13 Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirka Laascaanood ee Beesha Dhulbahante, SSC.

“GOONI ISUTAAGA SOOMAALILAND OO SODON SANO JIRSATAY” AQOONYAHAN FAYSAL ROOBLE

Nabada iyo Colaada.

Halkee buu Daaran Yahay Dagaalkaygu Maalmahan? Qoraa Khadar Cabdilaahi

Jaamacadda Maakhir Afar Milyan Iyo Shan Boqol Oo Kun Ma Ku Baxday.

Fahanka Iimaanku? -