Posts

Showing posts from January, 2023

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Baaqa Garaadada Iyo Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Sool.

Image
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegay in dalku nabad yahay  islamarkaana xaalada ka taagan Laascaanood ay tahay mid ay soo abaabushay Argagaxisada caalamiga ah, taasi oo la doonayey in dadka reer Sool iyo Dawladda laysku diro  waxaana uu yidhi Madaxweynuhu “Dalkeenu maanta guud ahaan waa nabad dhibaato ayaa ka jirta gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, dadka reer Sool oo ah hormuudkii Somaliland taariikhiyan hadday tahay iyo hadday maanta tahay, ku suntan magacan Somaliland taariikhdiisa qeybta ugu weyn ku leh, maanta dhibaatada jirta waxaan is weydiinaynaa maxaa keenay, waxaan doonayaa inaan halkan ka cadeeyo Caalamkana u sheego dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay Argagaxisada Caalamiga ah, dhalinyarada iyo dadka maanta mudaharaadka wadaa uma wadaan xumaan iyo naceyb ay u qabaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo dadka Somaliland oo dadkooda ah midna uma qabaan, waxaa maanta dhegahooda la...

Kitaabka Siirada Rasuulka ee Raxiiqul Makhtuum

Image
 Bilowgii bishan Janaayo ee dhammaadka ah, qorshahayga ugu wayni waxa uu ahaa in aan akhriyo oo aan dhuuxa kala baxo siiradii Nabiga (scw) bilow ilaa dhammaad. Waxa aan akhriyay Raxiiqal Makhtuumka, waxa aan sidoo kale dhagaystay 29 cajaladood oo uu Sh. Mustafe alle ha ka abaaliyee ku duubay siirada Nabiga (https://youtube.com/playlist?list=PLAyURNhkCPaKWtumFBd-Vf-A-k25JuwzC). Lama koobi karo duruusta iyo casharada aynu ka qaadan karno fahamka siirada Nabiga (scw).  Haddii aynu xogaa yar ka soo cad goosanno dhaxalkan taariikheed ee qiimaha leh ee uu innooga tagay Nabigu (scw), waxa aynu tobaneeyadan qodob ee hoos ku taxan kaga warrami doona arrimo door ah oo aad ka guran karto siirada Nabiga (scw) ilaa laga gaadhayo. 1. Waxa aad si buuxda u fahmaysaa tartiibta uu qur'aanku u soo dagayay, fasiraaddiisa,  munaasibadaha uu ku soo dagayay iyo sida uu waxyigu uga falcelinayay wacyigii taagnaa xilligaas uu soo dagayay iyo dhammaan duruufuhii ku xeernaa Nabiga Maxamed (scw). Sid...

History of Isak Clan.

Image
 The Isaq are one of six Somali clan-families. Traditionally their home is along the northern coast of the Somali peninsula, though for centuries a number have settled in Arabia. The opening of the Suez Canal led to the development of bunkering facilities at Aden which quickly became an important port of call. The Isaq were well placed geographically to take advantage of this development. Since many lived at Aden or on the Somali coast immediately opposite,  they enlisted in significant numbers as stokers and firemen on passing ships.  As a result, by the end of the nineteenth century, ports as far apart as Perth and New York  had small Isaq communities, but the largest groups outside Africa and Arabia were to be found along the Welsh coast of Britain. At the same time there was a steady flow of Isaq from the northern Somali coast down to East Africa and their numbers gradually increased between 1900 and 1930. Initially many came as askaris and gun-bearers.  It ...

Fahanka Iimaanku? -

Image
 Waa Maxay Iimaanku? Imaanku af Soomaali maahee waa Af Carabi. Haddii laga tagi waayana wuu Soomaaliyoobay. Halkaa Luuqadda carbeed lafteed eraygan “ Iimaan”─wuxuu ka yimid ficil maaddiga la yidhaa “ Aamana~ Wuu rumeeyay”oo ah wuu rumeeyay, shay tagayna sheegaysa. Wuu isbedbeddelaa ficilkaasi oo dhawr nooc oo kala geddisan ayuu ku yimaad; jirrid ahaanse ficilkaa maaddi ka wada abuurmay. Hadda ahaan “ Iimaan” waa magac waxa ay culimada luuqaddu yidhaahdaan, oo waxbuu sheegayaa. Carabi ahaan mararka qaar waxaa lagu macneeyaa ‘ Qirid.’ Af Soomaali haddii aynnu ku soo dhawaynno waa “ Rumeyn.” Sharci ahaan ama sida Diinta Islaamku u badhitaartay wuxuu noqonayaa “ Carrabka oo lagaga dhawaaqo, qalbiga oo laga rumeeyo iyo xubnaha oo laga sameeyo wixii la rumeeyay.” Hadalkaa waxaa ku jira saddex kala geddisan oo  mid kastaa qeexid dheer iyo caddayn badan u baahantahay. Lagana yaabaa in aad iswayddiiso qeexiddaa ma culida qaar ayaa iska jeclaaday, xaggee laga keenay? Waqtigii Nebigga ma...

Beelaha Ay U Dhasheen Fanaaniinta Soomaaliyeed.

Image
  Fanaaniinta Soomaalida ugu Caansan & Qabiilada Ay kasoo Kala jeedaan :- 1. Dayax Dalnuurshe (Sheekhaal, Loobage ) 2. Farxiyo Fiska ( Murusade ) 3. Khadar Keeyow ( Abgaal ) 4. Fartuun Birimo ( Habargidir, Sacad ) 5. Najiib Alfa ( Murusade ) 6. Xaawo Kiin ( Abgaal ) 7. Ismaaciil Aarka ( Abgaal ) 8. Dalmar Yare ( Sheekhaal ) 9. Xamdi Bilan ( Habargidir , Saruur ) 10. Abdirisaaq Anshax (Akisho) 11. Shaadiyo Sharaf ( Asharaaf ) 12. iidle Yare ( Gaaljecel ) 13. Farxiyo Kabayare ( Murusade ) 14. Mohamed Tobanle ( Xawaadle ) 15. Sharma Boy ( Majeerteen ) 16. Sacdiyo Siman ( Habargidir, Cayr ) 17. Nimcaan Hilaac ( Samaroon, Makahiil ) 18. Xaliimo Gobaad ( Majeerteen ) 19. Xariir Ahmed ( Ogaadeen ) 20. Nasteho indho ( Majeerteen ) 21. Guuleed Simba ( Mareexaan ) 22. Kiin Jaamac ( Dhulbahante ) 23. Cali Dh...

Maddaxwayne Muuse Biixi Waxaan Kula Talin Lahaa Inaad Iscasisho - Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

Image
  Shan Sanno oo uu Muuse Biixi xukumaayay Somaliland, waaxaa dhacay khaladaadkii siyaasadeed ee abid ugu waawaynaa iyo cadaalad daradii ugu baahsanayd. Waxa uu qaatay go’aamo dhabarka ka jabiyey wixii soddon sanno la soo dhisayay, waxaa si aan hore u dhicin loo toogtay rayid aan hubaysnayn oo Laascaanood, Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo si nabadgelyo ah madaxweynaha uga codsanayey in uu shuruucda dalka dhowro, iyo in uu waajibaadkiisa qaran guto. Waxaa saldhgiyada bilayska dhexdooda loogu kala abtiriyey dhalinyaro, dembiga keliya ee loo haystaa ahaa in ay sharcidarrada diideen. Waana taas dhashay inankii yaraa ee shalay ay masuuliyiinta qaranku, xabsiyada ku dhex weydiinayeen qolada uu yahay, inuu su’aalo iska weydiiyo waxa ay tahay dawladnimadu. Shantaas sanno Madaxwayne Muuse waxaa laga baryayey in uu shuruucda dalka ixtiraamo, in aanu dadkiisa kala dhoweysan, in aanu shacabkiisa qaybin, in uu dhegeysto ergada dalka, dadka iyo isagaba lexejecladu ka hayso. Waxa uu dhegaha ka furay...

Diiwaanka Abasiiniya ee uu Qoray Ernst Heinrich Schrenzel

Image
  Buugga Abasiiniya “dhul aan gaajo lahayn oo aan wakhti lahayn” ee uu Qoray dhulmareenkii jarmalka ahaa ee Ernst Heinrich Schrenzel sannadkii 1928kii, qaybta uu Soomaalida kaga waramayo sidan buu u dhigayaa. ************************************************ Soomaalida dhulkoodu waxa uu teedsan yahay waqooyi bari qaaradda afrika, la ga soo bilaabo marinka Baab Almandeb ilaa geeska Raas Caseyr. koonfurna waxa ay gaadhaan meel u dhaw madagaskar. faransiisku waxa uu ka haystaa dekaddaha Jabuuti iyo Tajora, ingiriisku waxa uu ka haystaa Saylac iyo Berbera, talyaaniguna waxa uu ka qabsaday Muqdisho iyo dekedda Baraawe. dadka ku nool dhulka baaxaddaas leh, waxay ay ilaashanayeen dhaqankooda iyo caadooyinkooda muddo kumanaan sanno ah oo ay ku noolaayeen halkaa ay degan yihiin maanta. Sida uu rumaysan karo, qof aan xaqiiqada ogayn oo u haysta soomalida dad la mid ah afrikaanta kale, in aannay ahayn dad garaad ahaan u soo jeeda oo aan xaddaaraddeena(Yurub) la barbar dhigi karin. Maya, Sooma...

Sheeko Murugo Badan.

Image
Wiil da, yar oo Ilaa 15 jir ah, aanan jecayln inan halkan magaciisa ka shaaciyo Oo Bosaaso wada joogno ayaa Dhawr cishaba lmika markan masaajidka Cishaha ku tukano masaajidka ku hadha, anoo yaaban Oo la yaaban sababta uu maalin walba masaajidka marka laga dareero uu kaligii ugu soo hadho ayaan maanta ku leexday oon waraystay. Waxan ku idhi walaal maalin walba marka la dareero masaajidka kaligaa baa ku hadhee maxaa kugu kalifay ileen ummadu iskama war haysee, WIilkii yaraa wuxu yidhi hadal aan qirooday oo udhignaa Sida tan "walaal hooyaday waa geeriyootay aabahayna cilaaj buu ku xidhanyahay ededay Oo si bilaa Arxan darro ah igula dhaqanta Ayaan la jooga iyadiina maalmahanba way isoo caydhisay waanan isku dhacnay masaajidka ayaan Habeenkii iska seexda Subaxiina magaalada ayaan galaa" Soomalidii odhan jirtay ninka ragi duruufta wuu qarsada dumarkuna dareenkoodee wiilkii waxan ku idhi ma Cashaysay? wuxu igu yidhi ma Cashayn mana qadayn Cuntona dooni maaye masaajidkan iska seexana...

Waa Kum Indheergaradku?

Image
  SIFOOYINKA DADKA INDHEER GARADKA AH 1. La qabsiga is badalka; waa dad si dhibyar ula qabsada isbadalada, sida:- cimilada, dabeecadaha dadka iyo dhamaanba isbadalada guud. 2. Qabashada howl kaligood; waa dad jecel inaysan qof u daba fadhiisan arimohooda mar walbana kali ayay howlohooda ku dhamaystaan. 3. Wuxuu jecel yahay qofka noocan ahi inuu madax banaanaado cidna uusan ku tiirsanaan mana jeclo qofkaasi in la liido ama lagu gafo shaqsiyadiisa. 4. Wuxuu leeyahay fikir guud oo wanaagsan wax walba dhanka wanaagsan ayuu ka eegaa. 5. Waxa uu sadaaliyaa ama sii qiyaasaa amuuraha siday isu badali doonaan iyo halka uu ku danbayn doono mistaqbalkiisa. 6. Qofkan kuma qanco howlaha yar yar uu qabtay oo dadka kale u arkaan wax wayn balse isaga la fudud mar walbana kuwo ka sii sareeya ayuu u hanqal taagaa. 7. Waxa uu dadka waydiiyaa su'aalo ay adagtahay in laga jawaabo, su'aalo caqliyaysan uusan qof walbaa ka jawaabi karin 8. Waa qof jecel isbadalka; waa qof aan jeclayn in sannado badan...

Maxaad Ka Ogtahay Mahdiga La Sugayo? - Qoraa Cali Ileeye.

Image
 𝐌𝐚𝐡𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐋𝐚 𝐒𝐮𝐠𝐚𝐲𝐨 Waa hoggaamiye wanaagsan oo soo baxaya marka dhulka laga buuxiyo dulmi iyo xumaan, si uu ugu soo dabbaalo caddaalad iyo samaan. Waxa ka raalli noqonaya noolaha dhulka iyo noolaha cirka. Arliguna wuxuu u barwaaqoobayaa, si aan weligeed hore loo arag. Waxa soo degaya xilligiisa Ciise ina Maryan (cs), oo ku dabo tukanaya. Waa isla marka uu Dajaal Cawar dilayo. Wuxuu taliska Islaamka haynayaa ugu badnaan sagaal sanno, oo uu calanka Islaamku dunida oo dhan ka babban doono. Kani waa Mahdiga la sugayo. 𝟏. 𝐖𝐚𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐝𝐢𝐠𝐮? Mahdiga, magaciisa oo dhammaystirani waa Maxamed ibnu Cabdillaahi. Waxa uu la magac yahay nebi Maxamed (scw), waxaanu ka soo jeedaa tafiirtiisa. Waxa uu ku abtirsadaa Xasan ibnu Cali ibnu Abii Daalib (rc), oo ah wiilkii ay dhaleen Cali binu Abii Daalib iyo Faadumo Rasuul, Nebiguna (scw) uu awowga u ahaa.  Nebigu (scw) wuxuu yidhi, "𝗫𝗮𝘁𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗵𝗶𝗻 𝗮𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻...