Taxanaha Caafimaadka. Wa Xay Faa'iidada Toonta
Taxanaha Caafimaadka.
Toontu waxay dajisaa:
1. Dhiigkarka.
2. Kalastroolka.
3. Neerfayaasha.
Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:
1. Xusuusta.
2. Difaaca jirka.
3. Hurdada.
4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
5. Dareenka.
Waxay daawo u tahay:
1. Hargabka soo noqnoqda.
2. Cudurada wadnaha.
3. Cudurada lafaha.
4. Cambaarta iyo finanka.
5. Cudurada maqaarka.
6. Baabasiirka.
Waxay yaraysaa:
1. Lalalabada.
2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin.
3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
4. Lafa xanuunka.
Waxay u daran tahay:
1. Qofka beerka ka xanuunsan.
2. Qofka dhiig baxaya.
Waxaa la cunaa:
1. Subaxdii.
2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
3. Maalintii hal xabo.
Waxay fiican tahay:
1. In sideeda loo cuno.
2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.
Waxay dishaa kana takhalustaa:
1. Bakteeriyada.
2. Fayras-ka.
3. Gooryaamada caloosha.
Qalinkii:Dr waahin sabriye.
Qodobkee Darenkaaga Si Gaar Ah Usoo Jiitay?
Akhriste ugu yaraan hadaad akhrisatay qormadan caafimaad fadlan #LIKE saar si ay walaalaha kale ee boggan ku xiran usii gaarto, haddi aad sii #SHARE garaysid-na kaba sii fiican oo walaalaha iyo saaxiibadaada ayaa waxaad faa'iiday lasii wadaagtay, anigana dhiirigelin bay ii tahay mahadsanidiin.
Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.
Xigasho: Xudayfe Cabdiraxmaan

Comments
Post a Comment