SOYAALKII NOLOLEED EE ADERO WARIYE CALI SHEIKH AHMED CARAALE .1952 -- 1997

 Qeybti Kowaad:

Sooyaalkii Tariikheed Ee Suxufi Cali Sheikh Ahmed Caraale wuxuu Dhalashada (1952/3), Dugsi quraanka iyo hose iyo dhexe na Berbera ayuu wax ka Bartey  Dugsiga Sare Harg.1973. Radio Muqdisho 1974- Germany 1979/80 DG Radio Hargeisa early 1980s, DG qayb wasaradda Warfafinta Muqdisho. Wuxu soo Qabtey xilal kala duduwan isagoo kamida ahaa 8 Saxafi ee Saxaafada Somalida dabka shiday isku Marna lawada qaatey 


Wariye : Mohamud sheikh ahmed( Dalmar )

Wariye ;Ahmed xasan (Cawke ) (Ahn)

Wariye :Cali sheikh Ahmed Carraale  (Ahn)

Wariye :Ahmed Saeed Cige 

Wariye ;Siciid Cali muuse 

Wariye : Adam Nuux (dhuule )

Wariye : Xusien Cali Nuur 

Wariye : yoonis Cali Nuur  (Ahn)


Sided wariye  waxay ahaayen Dab &cadeed u soo baxay saxaafad Somalida iyagoo sida Nalka  soo dhex  ifay mar qudhaata Saxaafada  Somalida '

waxay noqdeen 8 wariye Ee loogu Jecelaa Saxafada Somalida wariyayaashii aan maqalkooda laga Daalin barisamaad-kii Wariyayaashi wali ka dhex guuxaya quluubta Somalida wariyayashi loogu Jecelaa dhageysigood Alle intii dhimatey haw Naxaristo 


markii Dalka lagu soo noqdey wuxu furtey Wargeyskii ugu horeyey Ee ka soo baxaa dalkaa isaga & Dhawar wariyo oo kale oo ay saxibo ahaayen wuxu kamida ahaa Ragii Aasaasey ururka Suxufiyinta Somaliland ee hada jira  isagoo lagu Unkey Xaruntii wareyskooda iyagoo fikir lahaa ina la Sameeyo Ururka Suxufiyinta somaliland ay lahaayen isaga & dhawar wariyo , oo kala ahaa Ahmed Saeed Cige ,Wariye wayab 'Wariye Xuseen cali nuur 'Faysal cali Sheikh Iyo afhayeenkii Dawladii madaxweyne Riyaal .


Markii Dalka lagu soo noqdey Ee madaxweyne loo doortay Ahn Mohamed haaji Ibrahim Cigaal ayaa loo xushey inuu noqdo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Arinkaasi oo uu ka soo shaqeeyey saxibkii Wariye Ahmed Saed Cige markii lagu yidhi waxaa lagu magacaaba  Afhayeenkii Madaxtooyada kuna  wargaliyey Wariyey Ahmed saed Cige in loo magacaabo ayuu( Ahn )Adero Cali sheikh Ahmed Caraale ka cudur daartey sababto shaqsi awgeed  habeenkaasi kadib waxa la magacaabey saxibkii oo Afhayeen ahaa ilaa Dawladii Daahir Riyaal .

Mudo yar oo sanado gudahood ah wuxu ku geeriyooday magalada hargeiysa( Ahn )

Adeero qoraal iyo Wareysiyo Laguma soo koobi kari tariikhdiisa waxaa u mahadnaqayaa saxibadi naga aqbaley inay bixiyaa wariysi ay kaga sheekeynaya Tariikhadiisa iyagoo si waafiya uga sheekeyey wey mahadsnan yihin .


Qeybtii Koowaad 


Waxaan si kal iyo laaba ugu mahadnaqayaa wariyaasha 


Wariye mohamuud Sheikh Ahmed Dalmar 

Wariye "Ahmed Saeed Cige 

Wariye " Faysal Fadhfadhleh 

Wariye Mohamed Cali (Waji )


Soo  Saaristii ; Abdinasir ismail Carraale 


Duubistii Yoniz Faarah 


Ahmed Cige  Mustafe Isse  Hassan Keefkeef Xasan Shugri Abdi Bidhaan Dahir  Cabaaz Cali Sh Ahmed  Sulayman Yusuf Koore  Najax Aadan Cunaaye Yahye Xanas.



Comments

Popular posts from this blog

Beelaha Ay U Dhasheen Fanaaniinta Soomaaliyeed.

History of Isak Clan.

Beesha Subeer Awal Waa Reerkii Aasaasay Ururkii Waddaniga Soomaaloiyeed ee SNM.

13 Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirka Laascaanood ee Beesha Dhulbahante, SSC.

“GOONI ISUTAAGA SOOMAALILAND OO SODON SANO JIRSATAY” AQOONYAHAN FAYSAL ROOBLE

Nabada iyo Colaada.

Halkee buu Daaran Yahay Dagaalkaygu Maalmahan? Qoraa Khadar Cabdilaahi

Jaamacadda Maakhir Afar Milyan Iyo Shan Boqol Oo Kun Ma Ku Baxday.

Fahanka Iimaanku? -