Awoodaha Militari ee Ruushka iyo Ukrain. Yaa awood badan? Isku fiiri oo halkaan ka eeg.
Awoodaha Militari ee Ruushka iyo Ukrain. Yaa awood badan? Isku fiiri oo halkaan ka eeg.
• Tirada ciidamada Militariga
Ruushka 900 Kun askari
Ukraine 209 kun askari
•Ciidamada keydka fadhiya
Russia 2 Milyan
Ukraine 900 kun
•Taangiyada
Ruushka 12,420 kun oo Taangi
Ukraine 2,596 kun oo Taangi
•Helicopter nooca dagaalka
Ruushka 544
Ukraine 34
• Diyaaradaha Miiga
Ruushka 1,511 oo miig ah
Ukraine 98 oo miig ah
•Artilery ama Hubka diyaaraha lagu soo Rido
Ruushka 7,571
Ukraine 2,040
•Garaawrida dagaalka ee xabada aan Karin
Ruushka 30 kun
Ukraine 12 Kun
• Bajadka Lacagaha Loogu talo galay Ciidamada
Ruushka 61Bilyan oo dolllar
Ukraine 6Bilyan oo dollar.
Sidee u aragtaa hadii aad aqrisay awoodaha Ruushka iyo Ukrain ?
WQ - Khalif Rageh

Comments
Post a Comment