Kheyraadka Dabiiciga Ah Ee Laga Guro Badda Berbera Ma Waxey Aheyd In Shacbigii Laga Qariyo Oo Haddana Shidashadii Dhirta Iyo Isticmaalkii Gaasta Loo Diido!

 

Laga Soo Bilaabo Bishii Koowaad ee Sanadkii 2018kii ayay aheyd Markii u Horeysay ee lasoo Saarey Gaasta Dabiiciga ah ee laga Qoday Badda Istiraatijiga ah ee Ku Astaysan Nawaaxiga Marsada ugu Weyn Somaliland ee Berbera.

Gaastan Dabiiciga ah oo ay Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweynaha ka yahey Muuse Biixi Cabdi Siweyn uga qarisey Guud ahaanba Shacabka Somaliland haseyeeshee, Lasoo Saarey Markii u horeysay 4tii Bishii jeenawari,Sanadkii 2018kii Waxaa laga Raraa Maraakiib maadaama ay iska kaashadeen Soo Saaristiisa Dawllada Imaaraadka Carabta iyo Xukuumada Somaliland, inkastoo ay Talaabadan Dad badani u arkaan In Imaaraadku usoo dhacey Kheyraadka Dabiiciga ah ee Kujira Somaliland Sababtoo ah Markii lagu Guda Jirey Qodista iyo Soo Saarista Shidaalkan, Waxa Dunida oo dhan Loo Sawirey Qorshe Khiyaali ah oo ku Sahabsanaa Dhismaha Saldhig Milatari oo Ciidamada Dawllada Imaaraadku ka Samaysanayo Magaalada Berbera Nawaaxiga Madaarka inkastoo arintaasi aanay Jirin Nalse at aheyd Yool Beenaad ku Wajahan Soo Saarista iyo Isticmaalka Shidaalka Gaasta ah ee Qeybta ka ah Kheyraadka Dabiciga ah.


Waxeynu Wada ognahay In aanay Gaastan Dabiiciga ah ee laga Helay Dalka Somaliland gaar ahaana Nawaaxiga Dekedda Berbera lama soo Celiyo Dalka Gudihiisa inagana Waxba jnagama Soo gaadhaan, Bisayl iyo Qeydhiin iyadoo Wasaaradda Deegaankunanka joojisay Shacbiga Somaliland Isticmaalka Dhuxusha taas?,oo aan Kheyraadka Dabiiciga ah.

QALINKII: Najiib Ismaaciim Maxamed

Somaliland Gabiley

Tell: 0634466339

Comments

Popular posts from this blog

Beelaha Ay U Dhasheen Fanaaniinta Soomaaliyeed.

History of Isak Clan.

Beesha Subeer Awal Waa Reerkii Aasaasay Ururkii Waddaniga Soomaaloiyeed ee SNM.

13 Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirka Laascaanood ee Beesha Dhulbahante, SSC.

“GOONI ISUTAAGA SOOMAALILAND OO SODON SANO JIRSATAY” AQOONYAHAN FAYSAL ROOBLE

Nabada iyo Colaada.

Halkee buu Daaran Yahay Dagaalkaygu Maalmahan? Qoraa Khadar Cabdilaahi

Jaamacadda Maakhir Afar Milyan Iyo Shan Boqol Oo Kun Ma Ku Baxday.

Fahanka Iimaanku? -